Shaqaalah Hay’adda Barkacayaasha oo Lacag ay Iska Ururiyeen Ku Wareejiyaay Guddiga Suuq Waaheen

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa maanta ku wareejiyey gudida dib-udhiska suuqa Waaheen lacag dhan 23487 USD.

Lacagtan oo ay iska ururiyeen shaqaalaha HQBQ ayey ugu talo galeen in ay kaga qayb qaataan dib udhiska Suuqa Waaheen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker