Labada Gole Ee Somaliland Oo Fasax La Galiyay Iyadoo Bari Ay U Balansanayeen Xaalada Deg Deg Ah Ee Gobolka Sanaag.

Labada Gole Baarlamaan Ee Somaliland Oo Fasax La Galiyay Iyadoo Bari Ay U Balansanayeen Xaalada Deg Deg Ah Ee Gobolka Sanaag.

Xoghayaha golaha guurtida Cabdnaasir Aadan Beegsi, ayaa sheegay in goluhu galo fasaxoodii caadiga ahaa ilaa amar danbe.

Baarlamaanka ayaa shalay buuq ka dhashay ka dib markii xildhibaanada inta badan ay ka soo horjeesteen xaaladda degdega ah ee lagu soo rogay Ceerigaabo, Ceel-Afweyn iyo Gar-adag.

Halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker