Daawo:- Odayaal Iyo Wax Garad Hambalyo U Dirayda Madaxweynaha Dawladda Deeganka Somalida Ethiopia Kuna Amaanay Degmada Cusub Ee uu Umagacaabay Gor-gor.

Burco-(OWN)-Odoyaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Gor-gor Ee Ku Sugan Magaalada Burco Ayaa Waxa ay Taageero Iyo Amaan Umuujiyeen Madaxwaynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Oo Ay Ku Amaaneen Degmooyinka Cusub Ee uu u Magacaabay, Waxa ay si gaara ugu amaaneen magaacibista degmada Gor-gor oo loo bixiyay Gor-gor Dubad Halkan Hoose Ka Daawo Hadalka Odayaasha

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker