Daawo:- Siyaasi Dhoola Yare Oo Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Dalka Xukuumada U Soo Jeediyey In Ay Dhegaha U Furto Mucaaridka
Hargeysa(OWN)Siyaasi Aadan cilmi dhoola yare oo maanta waraysi gaar ah gudaha magaalada hargeysa kusinayey qaar ka mid ah warbaahinta ayaa si adag uga hadlay xaalada guud eev dalka,
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka
https://youtu.be/FHKQxrB4qrM