Wasiir Maxamed Kaahin Muxuu ka Yidhi Arinta Ganacsade Axmed Cismaan Geele iyo Dawlada Jabuuti U Dhexeeya.?

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin ayaa maanta Shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa si kooban uga hadlay xiisadaha Ganacsade Axmed Cismaan geele iyo Dawlada Jabuuti ka Dhexeeya.

Halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker