Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka JSL Oo Si Cadho-leh Ugu Jawaabay Dallada SONSAF Kadib Markii Ay Ku Baaqeen Inay Komishanka iscasilaan

Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka JSL Cabdiqaadir iimaan oo maanra xafiiskooda shir jaraa’id ku qabtay ayaa wuxuu Si Cadho-leh Ugu Jawaabay Dallada SONSAF Oo Ku Baaqay Komishanka Inay iscasilaan kadib markii ay shalay dalada SONSAF baaq kasoo saareen kulan ay yeesheen kadib.

Halkan hoose ka daawo Dallada SONSAF Oo Ugu Baaqey Komishanka Doorashooyinka Somaliland Inay Iscasilaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker