WAXAQABADKII EX MAXD SIILANYO VS BAAHIDA MAANTA TAAGAN EE AWDAL DEKED, AIRPORT IYO DARIIQYADA HALBAWLAHA NOLOSHA
Maamul wananaag dawladnimo, kobcinta dhaqaalaha bulshada iyo wanaajinta adeega aas aasiga bulshadu waa sunaha dawlad
wanaaga wadayaasha wasaaradaha xukuumadeed lagu garto.
AWDAL IYO SELEL waxa looga bartay hormoodnimada horumarka iyo iskaa wax u qabso kaabayaasha tiirarka dhaqaalaha bulshada
sida Waxbarasha hawlaha guud sida dariiqyada iyo maamul daadejinta bulshadeeda.
sadex shay baa horyaal manta.
-
DEKEDA LUGHAYA 2. ADEN ISAAQ AIRPORT 3. DARIIQAYADA BORAMA LAWYACADO BORAMA LUGHAYA.
HORYAALKA MAANTA IYO BULSHADA MUXSINIINTA AH.
====================================.
DARIIQA BORAMA VS LAWYACADO
IYO BULSHADA AWDAL, SELEL ,ASRADA ,SOMALILAND DEVELOPMENT FUN IYO WIXII MUXSINIIN AH IN AY KA QAYEBQAATAAN DHISMAHA DARIIQAA.
ASARDA WAA SHIRKADA DHISAYSA DARIIQA BORAMA VS LAWYACADO
WIXII RAG U KACO RABINA AQBALO WUU RUMOOBAA,
XASUUSO WAXQABADKII MASHAARIICDII AWDAL EE FAKHAAMATUL MADAXWEYNHII HORE MUDANA AHMED MAHAMED SIILAANYO 2010KII ILAA 2017KII.CIMRIGII HARAAGO.
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.