Daawo: Falan-qaynta Ciyaaraha ,, Liverpool Oo Halis Ugu Jirta Inaan La Gudoonsiinin Koobka Horyaalka Premier League

Maamulka Horyaalka Premier League ayaa lagu Qasbi karaa inay kulan Degdeg ah ka yeeshaan haddii Liverpool la Gudoonsiinayo Koobka horyaalka haddii  Xanuunka  Coronavirus uu sabab u noqdo in la ciyaari waayo kulamada ka Hadhsan xilli ciyaareedka.

 

Fayraska Coronavirus ayaa halis weyn ku ah inuu gabi ahaanba joojiyo Isboortiga Caalamka  iyadoo Dawladaha Adduunka Dhamaantood  ay dagaal Kula jiraan sidii ay U  Xakameyn lahaayeen Faafida Cudurka Covic 19

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker