Khilaaf xooggan oo ka dhex aloosan Madaxweyne Muuse iyo wariir maxamed Kaahin!

Masaxweynr Muuse Biixi & wasiir maxamed Kaahin ayaa lagu soo warramayaa in ay isku maandhaafeen isku shaandheynta la filayo in Biixi ku sameeyo Xukuumadiisa. Illo looga qaateen ah ayaa ii sheegay in masaxweyne Biixi uu u sheegay wasiir Kaahin in uu 5 sanno kaddib xafiiska banneeyo oo kamid noqdo odayaasha Xisbiga Kulmiye si uu isna dhiig cusub ugu shubo xukuumadiisa.

Madaxweyne Biixi wuxu ku taliyey in maxamed Kaahin, Wasiir Saajin & Wasiir Abdullahi Abokor xilalka banneeyaan si ay unoqdaan odayaal xisbiga Kulmiye u fadhiya Togdheer, Saaxil & Awdal.

Xogtu waxay tilmaamaysaa in Kaahin ka cadhooday soo jeedinta Madaxweynaha ee arrintaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker