Daawo:Gudoonka Waxbarashada G Awdal Oo Tafaasiil ka Bixiyay Afarta Wiig ee La Fasaxayo Dugsiyada Waxbarashada
Daawo:Gudoonka Waxbarashada G Awdal Oo Tafaasiil ka Bixiyay Afarta Wiig ee La Fasaxayo Dugsiyada Waxbarashada, Waxaanuu Gudoomiyuhu Sharaxaad dheeri ah ka Bixiyay U jeedka Amarkani Uga soo Baxay Gudida Tacliin sare iyo Wasaarada Waxbarashada .