Shirweynaha Ururka Qareennada Somaliland ee SOLLA oo Hoggaan Cusub lagu doortay

 

Hargeysa (OWN)- Waxaa maanta magaalada hargeisa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo lagu dooranayey hogaanka cusub ee ururka qareenada somaliland, iyo sidoo kale wax kabedela xeer hoosaadka ururka solla ee qareenada somaliland oo si adag looga dooday.

Doorashada Hogaanka cusub ee Ururka Qareenada Somaliland oo soo martay marxalad iyo loolan u dhexeeyey xubno farabadan oo u sharaxnaa Hogaanka ayaa maanta cod aqlabiyad ah la isugu raacay inay ururka hogaamiyaan saddexda sano ee soo socoda Gudoomiyaha cusub ee la doortay Garyaqaan Xassan C/laahi Cawaale, Halka gudoomiye ku xigeenka ururkana loo doortay Garyaqaan Mukhtaar Daahir Jibriil.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker