Qaylo Dhaan Waa Wareey ……….. Jaalle Muuse Biixi Oo Bari Ku Fashilay !

ore Waxaanu U Sheegaynaa Labada Beelood Ee Ceelafweyn Ee Ninku Ninka Dilay Inay Aydun Idinku Dagaalmin Ee Nini Nin Dilay Maalin Kastana Somaliland Dilka Noocaasi Ka Dhaco Xataa Hargeysa . Ninka Wax Dila Labada Dhinac Kuu Doono Ha Ahaado Halasoo Qabto Xukunka ALLAH NA Ha Lagu Fuliyo…. Wa Bilaahi Tawfiiq .

Shalayto Baraha Bulshada Iyo TV -Yada Caalamka Waxa Laga Dheehday Iyadoo Deeq Raashin Ah Oo Ku Filan 1500 Oo Qoys Uu Gobolka Sool Soo Gaadhsiieyey Madaxweynaha Kililka Shanaad Jaalle Mustafe Cagar Iyadoo Colonel Muuse Biixi Iyo Somaliland Aanay Kiish Bariisa Ah Na Gaadhsiin Goobtaasi Inta Damiirka Iyo Dadnimada U Saxiibka Ah Kuna Abtirsata Somaliland Arrintaa Cambaryn Xoogan Ayey Dusha Uga Tuurayaan Ciyaal Orfanaha La Yidhaah 7+1 Ee Colonel Muuse Biixi Isagoon Caqli Iyo Cilmi Meesha Ku Hayn Sii Majara Habaabiyey …….

Maalinta La Qaawan Yahay Ee La Qatan Yahay Hadh Kale Jirin Ilaa Hadhka ALLAH Mooyaane RABIGEEN Lama Hor Istaagi Karno In Colonel Muuse Biixi Isgoo Og U Yeelay In Al-Fanaan Maxamed B.K Iyo Wiil Uu Adeer U Yahay Oo Madbacada SagalJet Iska Leh Oo La Yidhaah Mr. Cadi Yusuf Aar In Lacagtii Canshuurta DANYARTA Laga Soo Ururiyey Laga Siiyo $ 100.000 Boqol Kun Oo Dollar Oo La Yidhi Waxay Ku Qabanayaan Music Shows Ama Bandhig Faneed Qabyaalada Dadka Lagaga Wacyigelanayo Lixda Gobol Ee Somaliland Marka Hore Waa Munaafaqad Ee Halka U Baahan In Qabyaalada Laga Fooxiyaa Waa Madaxtooyada Somaliland Marka Labaad Sidee Iyadoo Guurtidii Somaliland Oo Faro Madhan Loo Diray Sool Loo Yidhaah $100.000 Boqol Kun Oo Dollar Kusoo Heesa Laba Wiil Oo Yar Yar …….. Waar Iyadoo Sool Emergency Ku Jirto Oo Xaalku Yahay Qaylo Dhaan Waa Wareey Ma Dhici Kartaa Ninka Todobaatan Sano Kor U Dhaafay Jaalle Muuse Biixi Cabdi Inuu Go’aamiyo In $ 100 .000 Boqol Kun Oo Dollar Iyo Dheraad Lagu Soo Heeso Sool Na Aan Gadbad Bariisa La Gaadhsiin .

7 Sano Ayaanu Lahayn Madaxweyne Al – Xaaji Axmed Silaanyo Waaryaa U Tolaay Waar Intaanu Sanad Joogin Ayaanu Leenahay Sacad Muusow Jaalle Muuse Biixi Cabdi Yaa U Tolaay Tani Beelweynta Isaaq Bay Ceeb Ku Tahay Oo Ehelnimada Ceeb Ku Tahay Oo Darisnimada Iyo Oodwadaagnimada Ayey Khalad Ku Tahay Oo Dadnimda Iyo Damiirka Ayaa Diiday .

Kasoco Mudo Iminka Laga Joogo 4 Week Waa Kuwii Jaraa’idka Caalamku Qoray In Jaalle Muuse Biixi Isagoo Xamar Wargeliyey Uu Suldaan Xasan Jegaan Iyo Mid Ka Mid Ah Komishinka Dooroshoyinka Oo Kulmiye Keensaday Wafdi Ay Hogaminyaan Uu U Diray Kililka Shanaad

” MBA( Muse Bihi Abdi ) Himself Is Reported To Be Under Surveillance By Mogadishu. The Deputy Director Of The Somaliland Intelligence Services, Faysal Guhad, Is Allegedly Supplying Information To Somalia’s National Intelligence And Security Agency (NISA) And Maintaining Contacts With The Somalian Deputy Prime Minister, Khadar Guled. In Late August, Faysal Guhad Had A Secret Meeting In Nairobi With His Somalian Counterpart, Fahad Yasin Haji Dahir (ION 1480). He Is Understood To Have Informed Him That MBA Was Going To Dispatch Traditional Habar Awal Chiefs To The Ethiopian Somali Region To Involve Them In Forming The New Government, And Also To Have Mentioned The Problems That MBA Was Encountering With An Armed Opposition Group From The Garhajis Clan In The East Of The Country.”……. African Intelligence Journal

Nimankaa Kililka Shanaad U Kacay Oo Jifida Hoose Ee Jaalle Muuse Biixi Cabdi Ah Waxay U Sideen Madaxweyne Mustafe Cagjar 2000.000 Labo Milyan Oo Bir Oo Laaluush Ah Waa Iska $ 70.000 Ilaa $ 80.000 Waa Boqol Kun Oo Kale Oo Dollar , Madaxweyne Mustafe Cagjar Markay Miiska U Sareen Wuxuu Ku Yidhi Yaanan Idin Xidhxidhin Ee Meesha Iiga Baxa ………………. Qaylo Dhaan Waa Wareey Ma Sool Oo Emergency Ah Ayaa Boqol Kun Oo Dollar Loo Bixinayaa Laluush …….

Warka Iminka Kusoo Dhacaya Wire – Ka Wuxuu Sheegayaa In Lix Gaadhi Oo Ah Gaadhi Waraad Candho Maydle Ah Oo Saanad Ciidan Oo Heersare Ah Sida Lana Hubo In Berbera Somaliland Laga Soo Raray Lagu Hayo Galgaduud Beesha Caalamkana Loogu Yeedhayo. ,,, Arrinkan In Badan Bay Qoreen Jaraa’idka Caalamku Iyakoo Ku Dul Wareegayey Jaalle Maxamed Aw Siciid Nin Magaciisa Lagu Soo Gaabiyey Maanta Waxa La Hayaa Cadayn Sida Muuqata .. Stay Tuned

Sagaljet.png

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker