Daawo: Golaha Wakiilada Somaliland oo Lacago ka Jaray Xisbiyada Qaranka Somaliland
Golaha wakiilada Somaliland ayaa lacago ka jaray saddexda xisbi siyaasadeed ee Somaliland iyagoo shalay ansixiyey miisaaniyadda ee sanadka 2020-ka.
Halkan hoose ka Daawo:
https://youtu.be/EyaQkWry8Ms