Culimo Tabliiqiyiin ah oo shil Gaadhi Ku galay Duleedka Magaalada Burco

Sida uu ku soo waramaayo wariyaha warbaahinta qaranka uga soo warama magaalada Burco Siciid Saleebaan Nuur ayaa sheegay in dadkaasi ay ahaayeen dhammaantood culimo ka tagay magaalada Hargeysa, ka qayb galay kulankii islaamka, iyagoo ku sii jeeday magaalada Buuhoodle.

Isuduwaha wasaaradda caafimaadka ee gobolka Togdheer Dr. Maxamed Yuusuf Jamac iyo agaasimaha guud ee cisbitaalka magaalada Burco oo shaagay in dadkaas oo dhaawacooda lagu dawaynaayo cisbitaalka magaalada Burco.

Lixdaa qof ayay saddex ka mid ah xaaladoodu aad u daran tahay, iyadoo ay ku hawlan yihiin dawayntooda dhakhaatiirta cisbitaalka ee magaalada Burco.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker