Dawladda Koonfur Afrika oo baadigoobaysa 14 libaax oo baxsaday

Dadka ku dhaqan waqooyiga bari ee dalka Koonfur Afrika ayaa loogu baaqay in ay taxadar muujiyaan, iyadoo dawladduna ay baadigoobayso 14 libaax oo ka baxsaday beerta xayawaanka ee Kruger National Park.

Masuuliyiinta gobolka Limpopo ayaa shaaciyay war qoraal ah oo ay ku sheegayaan in dadku ay markasta “feejignaadaan”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker