“Madaxweynaha Iyo Golaha Wakiilada Ayaa Sabab U Ah Dib U Dhaca Doorashooyinka”Siyaasi Cali Guray.
Hargeysa(OWN)-“Madaxweynaha Iyo Golaha Wakiilada Ayaa Sabab U Ah Dib U Dhaca Doorashooyinka” Siyaasi Cali Guray oo ka mid ah saraakiisha xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa maanta ka hadlay dib u dhaca doorashooyinka ku yimi




