Madaxweyne Trump Oo Ku Baaqay In Ilhan Omar Ay iscasisho.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa kubiiray weerarka afka ah ee Lagu haayo Gabadhaan Somaliyeed ee katirsan Baarlamaanka Maraykanka (Congress).

 

Waxay ay baahisay Qoraal ay yuhuudda ku dhaliishay iyadoo wax ka sheegatay.

 

Arintaas ayaa Cara galisay Dad badanoo yuhuud ah, waxaana Trump ayaa sheegay in uu kula talinayo Ilhan in ay iscasisho, Ama ay iska Casisho xubinnimada Gudiga arimaha dibada oo ay hadda Qayb katahay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker