G/Diiwangalinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka Oo Codsi Ka Diiday Jaamac Shabeel.
Gudida diiwaangalinta ururada siyaasadda iyo ansixinta asxaabta qaranka ayaa waxa ay go’aan ka gaadheen codsigii ugu yimid Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel) ee ahaa in la hakiyo shirweynaha Xisbiga KULMIYE ee shaaciyay in lagu qabanayo magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.
Halkan hoose ka akhriso warqaddaas oo dhan





