Daawo Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jeediyey Xuska Aas-aaska Ciidanka Qaranka JSL
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse biixi Cabdi oo ka qayb-galay khudbadna ka jeediyey Xuska Sannad Guuradda 25aad ee Aas-aaska Ciidanka Qaranka Somaliland oo ku beegan maanta oo ay taariikhdu tahay 02-02-2019-ka.
Halkana hoose ka daawo Khudbada madaxweyne Muuse Biix oo Dhan




