Xukumadda Somaliland Oo Sheegtay In Lasoo Afjaray Khilaafkii Ganacsatada Iyo DP WORLD

Xukumadda Somaliland Oo Shaacisay In Lasoo Afjaray Khilaafkii Ganacsatada Iyo DP WORLD, arintan oo timid markii  Ganacsatada Somaliland ayaa joojisay inay cashuurtaan alaabooyinka kala duwan ee uga soo degay dekedda Berbera, iyadoo ay shirkadda DP world ee maamusha dekedda Berbera dhaqan gelisay wax ka bedel ay ku samaysay sarrifka lacagta.

 

Halkan hoose ka daawo

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker