Xisbiga Consertavive-ka Ee UK Oo Lagu Eedeeyay Islaam naceyb

Baadhitaan madaxbannaan oo in muddo ah ay wadeen koox ka shaqaysa xuquuqda aadanaha dalka Britain ayaa daraasad ay soo saareen ku sheegay in xisbiga haya talada Britain ay dhexdiisa ka jirto Islaam nacayb.

Professor Swaran Singh oo ahaa guddoomiyihii hore ee sinnaanta iyo xuquuqul insaanka ayaa baadhitaankan ku sameeyey 1,418 cabasho oo la xidhiidha 727 dhacdo oo kala duwan, waxaana dacwooyinka laga soo gudbiyey xisbigaas sannadihii u dhexeeyey 2015 ilaa 2020.

 

Baroness Warsi oo hore uga tirsanayd xisbiga Conservative-ka ayaa ka hadlaysa cunsurinada xisbigaas

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker