Maxay ku qosleen 2 guulwade
Maxay ku qosleen 2 guulwade
Keene iyo kordhiye
Keene.waar yaa kordhiye saaxiib ma arkaysay qaar keligood
U riyaaqay meel aan qosolba ku haboonayn.
Kordhiye. Saaxiib adigu miyaad arkaysay inay labaduba markay
Qoslayeen ay xagiisa eegeen iyakoo isle tolow maydin arkaa
Inaa hadalkiisa ku faraxdeen annakaa wax aragnay.
Mase arkaysay in weli ay taalo hayga xantaysan dulqaadna meesha
Aanu oolin oo arinku ahaa isdifaac.
Alla yaa inasiiya waxaa aa garanaysaan.
Guuleed liibaan snm1710@live com.uk