Xukuumada Somaliland Oo Ku Gacan Saydhay Matalaada Xildhibaanada Baarlamaanka Ee Kasoo Jeeda Somaliland, Fariinna U Dirtay Beesha Caalamka
Xukuumada Somaliland oo ku gacan saydhay matalaada xildhibaanada baarlamanka soomaliya ee ka soo jeeda somaliland waxayna fariin u dirtay beesha caalamka.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibbeda iyo iskaashiga caalamiga ah.





