Taiwan Oo Deeqo Waxbarasho Ugu Baaqday Somaliland

Danjiraha Dawladda Taiwan Ambasador Allen C. Lou u fadhiya Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa magaalada Hargeysa ayaa   ku shaaciyey deeqo waxbarasho oo ay dawladdiisu siisay Somaliland, ayaa tilmaamay in iskaashiga Kenya iyo Somaliland uu yahay fursad dahabi ah oo ay labada dhinacba ka faa’idaysanayaan.

“ugu horayn waxaan doonayaa in aan fursadan uga faa’idaysto guusha weyn ee ay Somaliland ka heshay Iskaashiga kenya, taasoo ah calaamad kale oo muujinaysa guul weyn oo ay wada gaadheen Somaliland iyo Kenya, Heshiiska ay kala saxeexdeen madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxeynaha kenya Uhuru Kenyatta” ayuu yidhi isagoo mar kale luuqada Afka Soomaaliga ku yidhi “Hambalyo Hambalyo Hambalyo”.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker