Xisbiga Waddani Oo War Saxafadeed Ka Soo Saarey Heshiiskii Ay Wada Gaadheen Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid.

Hargaysa-(OWN)-Xisbiga Waddani ayaa waxaa uu  soo saarey war saxafadeed uu ku saxeexan yahay gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Jirde kaas oo ay kaga jawabayaan heshiis ay shalay  doorashooyinka soo socda ay ka wada  gaadheen xisbiyada  Kulmiye iyo UCID

War Saxafadeedkan oo ka kooban shan qodob ayaa waxaa  lagu yidhi in xisbiga Waddani aanu marna ba aqbali doonin doorasho gacan ku rimis ah oo xisbiga Waddani dabada ka wado

Halkan Hoose Ka Akhriso Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker