Maamulka Gobolka Hawd Oo ka Hadley Khilaaf ka Taagan Magaalada Bali-gubadle
Badhsaabka Gobolka Hawd Yaasiin Maxamed Shide Oo Ay Weheliyaan Gudida Nabadgalyada Gobolka hawd oo maanta shir jaraa”id ku qabtay Magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd ayaa ka hadlay Khilaaf dhawaan soo kala dhexgalay Golaha Deegaanka Deg.Baligubadle.