Sawirrada Hoolka:- Madaxweynaha Iyo Ku Xigeenka Puntland Oo Maanta La Dooranayo.
Garoowe-(OWN)-Waxaa maanta lagu wadaa in Garoowe lagu doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee 5-ta sano ee soo socota.
Hoolka doorashada waxaa jooga korjoogayaal isugu jira dowladda federaalka ah, IGAD iyo beesha caalamka. 21 murashax madaxweynaha ah iyo 11 ku-xigeennada ah ayaa laga dooran-doonaa mid hal.
Weriyeyaasha hoolka ku sugan waxaa ay sheegayaan in ammaanka la adkeeyey, murashaxiinta ay soo galayaan.
Xarunta Wararka Oodweyne/News.com Kala Soco Doorashada Puntland