Daawo: Dagaal Xoogan oo ka Dhexqarxay Wadamada Azerbajan iyo Armenia
Daawo: Dagaal Xoogan oo ka Dhexqarxay Wadamada Azerbajan iyo Armenia, Dawlada Azerbajan ayaa sheegtay in La Dilay 3 Askari Afar kalena la Dhaawac ka Dib markii ay Ciidamada Wadanka Armenia kusoo Qaadeen Dagaal Gaadmo ah