Daawo:- Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Ugu Baaqdey In Uu Somaliland Yimaaddo Ergeyga Qarmada Midoobey Ee Soomaaliya Eriday.

Hargaysa-(OWN)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho  oo ah gudoomiyaha guddida arimaha dibada ee golaha guurtida ayaa waxaa uu Ergeyga qarmada Midoobey ee Somaliya ugu baaqay in uu dalkooda yimado mar hadii ay Soomaaliya amar ku bixisay inuu dalkeeda ka  baxo. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker