War-Deg Deg Ah:- Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Ayaa Hadda Xilkaasi Iska Iscasilay.

Hargaysa-(OWN)-Guddoomiyihii rugta Ganacsiga Somaliland Maxamed Shukri, ayaa hadda shaaciyay in uu iska is-casilay.xilkii gudoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland, Gudoomiyaha ayaa

 

Waxa uu sheegay in uu isu-casilay sababo isaga gaar u ah. lama oga sababta rasmiga ah ee uu Gudoomiyuhu isu casilay. Faah-faahinta Kala Soco Mareegta Wararka Oodweyne/News

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker