War Deg Deg Ah: Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Ee Dalka ETHOPIA Ayaa Gaadhay Magaaladda Jig-jiga

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Dalka Ethopia,ayaa maanta soo gaadhay Magaaladda Jig-jiga ee Dawlad-deegaanka Somalida,halkaas oo maalmihii u danbeeyay ka socday Shir-weynihii 10-aad ee Xisbiga haya talada Deegaanka Somalida.

Dr. Abey Axmed,ayaa la filayaa inuu ka xidho Shir-weynaha Xisbigga,kaas oo maalmihii u danbeeyay lagu bedelay Magacii Xisbigga iyo astaantiisiiba.

Madaxweynaha Dawlad-deegaanka Mustafe Muxumed Cumar iyo Madax kale ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka WIIL-WAAL ee Magaaladda Jig-jiga.

Image may contain: 7 people, people smiling, people standingImage may contain: one or more people and people standingImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and suit

Waxii Warar soo kordha kala soco Oodweynenews.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker