Daawo:-Somaliland Oo Sheegtay In Ay Talaabo Kama Danbaysa Ka Qaadi Doonto Maamulka Puntland.
Hargaysa-(OWN)-Somaliland Ayaa waxaa Ay Hanjabaad Culus Udirtay Maamul Goboleedka Soomaaliya Ee Puntlan, Waxaana ay Sheegtay In Ay Talaabo Kama Danbays Ah Ka Qaadi Doonto Maamulka Puntland.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan