Dawladda Dalka Mayanmaar Oo Suxufi Maraykan Ah Ku Xukuntay 11 sano

Maxkamad ku taal dalka Mayanmaar ee ay maamulaan ciidamada ayaa xabsi gaaraya 11-sano oo xadhig ah ku xukuntay suxufi u dhashay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Danny Fenster .

Suxufigaasi oo bishii May lagu xidhay garoonka diyaaradaha ee Yangon ayaa lagu helay saddex eedeymo oo ay ka mid ahaayeen kicin, kacdoon iyo ‘argagixiso’.

Goobtii lagu Maxkamadeeyay saxafigaasi ayaa la sheegay in loo diiday qeybaha warbaahinta iyo shacabka,sida laga soo xigtay qareenka saxafigaasi.

Danny Fenster, ayaa ahaa tifaftire iyo wariye ka tirsanaa majaladda Myanmar’s Frontier.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker