Daawo:-Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Madax Dhaqameedkii Oromada Ee Shalay Soo Gaadhey Hargaysa.
Hargaysa-(OWN)-Wasiiro ka tirsan xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay maanta kulan la qaateen madax dhaqameed ka soo jeeda Qoomiyada OROMADA Dalka Itoobiya kuwaasi oo shalay Hargeysa soo gaadhey, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan