Dawladda Kenya oo Joojisay Qaar ka mida Alaabooyinka Xamuulka ah ee Uga yimaada Somalia

Dowladda Kenya ayaa sheegtay inaysan ogolaan doonin inay dalkeeda soo galaan alaabo aan cidina la socon oo la soo saaro duulimaadyada kaga yimaada dhinaca Soomaaliya.

War qoraal ah oo ka soo baxay Kenya ayaa lagu sheegay in shixnadaha noocaasi ah ay Kenya la wareegi doonto, ayna burburin doonto.

Kenya ayaa sheegtay in go’aankan oo loo qaatay sabbao amni uu waafaqsan xeerarka caalamiga ah ee gaadiidka hawada.

Wariyaha VOA-da Khadar Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker