Daawo: Warbixin si wayn Daaha Uga Fayday Qashinka Buux dhaafiyay Gudaha iyo Dooxyada Magaalada Hargaysa,

Warbixin si wayn Daaha Uga Fayday Qashinka Buux dhaafiyay Gudaha iyo Dooxyada Magaalada Hargaysa, Hadaba Haddii aynu Eegno Dhibaatada uu lee Yahay Qashinkani ayaa ah mid aan lasoo koobi karin ,Haddii laga Eeego dhanka Caafimaadka iyo Badqabka Bulshada . Shacbiga Caasimada oo ah kuwo Aanay Marnaba ku Baaqan Wax Cashuur ihi , ayaan Taa Badalkeeda Loo qaban wax Adeeq Hufan ah .

 

WARBIXNTAAS OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO:

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker