Ururka Gabdhaha Saxafiyiinta Somaliland Ee WIJA Oo Shaaciyay Abaalmarinta Tartanka Gabdhaha Suxufiyiinta Somaliland
Hargaysa:(OWN)- Ururka Gabdhaha Saxafiyiinta Somaliland ee WIJA, ayaa shaaciyay Abaalmarinta Tartanka Gabdhaha suxufiyiinta Somaliland.Kulan lagu shaacinayay tartankaas oo lagu qabtay Xarunta Dhaqanka we Hargeysa, waxa ka qaybgalay masuuliyiinta ururka WIJA, masuuliyiin ka socda dawladda Ingiriiska, wakiilo ka socda ururada bulshada rayidka ah ee Somaliland, saxafiyiin iyo shaqsiyaad kale.
Tartankan oo ah kii u horeeyay oo noociisa.
Ururka Gabdhaha Saxafiyiinta Somaliland ee WIJA, ayaa shaaciyay Abaalmarinta Tartanka Gabdhaha suxufiyiinta Somaliland.ociisa, waxa fulinaya u ururka WIJA, waxaana maalgelisay UK Aid.
Tartanka oo sannadle noqon doona, waxa abaalmarino qaali ah lagu gudoonsiin doonaa saddexda qof ee kaalmaha ugu horeeya ku guulaysta, taasoo dhirigelin weyn u noqonaysa guud ahaan gabdhaha saxafiyiinta Somaliland.









