Daawo:- Garyaqaano Si Adag U Dhaliilay Xoghayaha Golaha Wakiillada Iyo Ciidammada Booliska Somaliland.
Hargaysa-(OWN)-qareeno ka tirsan ururka Qareenada Somaliland ayaa waxaa ay dhaliilo xoogan u jeediyeen xoghayaha guud ee golaha wakiilada Somaliland iyo ciidamada Booliska Somaliland, Qareenada ayaa sida oo kale waxa ay ka hadleen arimo kale oo la xidhiidha dhinaca sharciga,,,,,,,,,,……….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.




