Wariye ku dhaawacmay qarax gaarigiisa loogu xiray oo ka dhacay Muqdisho

Qarax gaari ah oo ka dhacay isgoyska shaqaalaha ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegayaa inuu ahaa gaariga weriye Ismaaciil Sheekh Khaliifa.

Waxaa la soo sheegayaa in dhaawac culusi uu soo gaadhay , weriyaha ayaa aad dhiig baxay, waxaana dhaawaca uu ka gaaray dhabarka ama kiliyaha maadaama Qaraxa loogu xiray kursiga gaariga

Lama oga sababta, mana jirto cid sheegatay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker