Xukuumada Somaliland Oo U Jawaabtay Madaxweynaha Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya

Wasiirka arimaha dibada Somaliland Prof Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa waxaa uu ka jawaabey hadalo ka soo yeedhay madaxweynaha Somalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar , Madaxweyne Cagjar ayaa dhawaan sheegay in Gudaha Somaliland ku sugan yahiin argagixiso oo qaraxyo ka abaabulaya Somaliland ay qaraxyo uga geestaan gudaha Itoobiya ., halkan hoose ka daalaco warkaas oo dhan.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker