Marwo Faadumo Siciid Iyo Xoghayaha Xisbiga Waddani Oo Si Weyn Looga Soo Sagootiyey Magaalada London

Waxa shalay oo taariikhdu ahayd 06.05.19 ka dhoofay garoonka caalamiga ah ee Waddanka UK Xoghayaha Arimaha dibada Marwo Faadumo siciid & Xoghaya guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xusen cabdi oo ku sii jeeda wadankii halkaas oo ay soo gaba gabeeyen safaro shaqo ah oo ay ku joogeen Wadamada qaarada yurub gaar ahaan UK,Norway, Swedan,Finland halkaas oo ay hawlo balaadhan ka soo qabteen hawlaha qaranka soomaliland & ta xisbigaba.

 

Waxa garoonka ku sii sagootiyay Madaxdii qarada Yurub & UK oo uu hor kacayo Gudoomiyaha UK Maxamed Cali,halkaas oo wakhti yar oo kooban kula sii qaateen garoonka caalamiga ee waddanka uk Heathrow Airport.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker