Guddida Doorashooyinka JSL Oo Shaaciyey In Doorashadii Baarlamaanka iyo Goleyaasha Ay Dib U Dhacayso
Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa maantaย war cusub ka soo saareen doorashooyinkii dalka ka dhici lahaa sanadka 2019 horantiisa ee Wakiilada iyo golayaasha deegaanka.
Kominshanku waxaa ay ku dhawaaqeen inย doorashadii baarlamaanka iyo goleyaashaย ay dib uga dhacayso wakhtigii loo qorsheeyey.
Guddida doorashooyinka Somaliland waxaa kale oo ayย sheegeen in ay ka hor yimaadeen caqabado ay kamid tahay Xisbiga Waddani oo kalsoonidii kala noqday.
Halkan ka Daawo Warkan