Daawo:- Madaxweyne Ku Soo Dhowow Gobolka Macdanta Iyo Dahabka Maayirka Magaalada Ceerigaabo.
Ceerigaabo(OWN) Maayirka Magaalada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur Ayaa Khudbada Ka Jeediyey Madasha Soo Dhowaynta Madaxweyne Biixi Ee Ceerigaabo Isagoo Madaxweyne Ku Soo Dhowoweyey Gobolka Dahabka Iyo Macdanta.
Halkan Hoose Ka Daawo
https://youtu.be/3aDMiD8SPko