Daawo:-“Madaxweyne In Aad Midaysaa Lagaa Rabaa Dadkii Doorashada Ku Kala Tagay” Mujaahid Xasan Guure.
Hargaysa-(OWN)-Xassan Guure Jaamac Gudoomiyaha Madashada Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka Somalilandย ayaa waxaa uu saxiibkii madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay inuu xalย u helo shacabka Somaliland ee ku kala qeybsamay doorashadii dalka ka dhacday sanadkii hore, waxaana uu Mujaahidku nasiib daro ku tilmaamay in hada oo doorashadii lagaย joogo muddo sanad ah uu xal u waayo
Sidoo kale Muj Xassan Guure oo ka jawaabeyey Su,aal la weydiiyey oo ku saabsan Buugii uu Xirsi qoray waxaa uu ku baaqay in arinta uu Xirsi qoray loo saaro guddi madax banaan oo hadii ay been tahay Xirsi Maxkamad la saaro hadii ay run tahay-na dib loogu noqdo dhamaan heshiis yadii Siilanyo galay………………
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Warkan