Dawo:-Xukumadda Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabtey Qaraarkii Kaso Baxay Qaramada Midoobey.

Hargaysa-(OWN)-Wasiirka ย Gaashandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa waxaa uu si adag ugaย  jawaabey war bixin dhawaan ka soo baxdeyย  kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuno Qabateynta Hubka ee UN Monitoring Group oo sheegay in maxaabiistii ay Somaliland ku qabatey dagaalka Tukoraq qaar kood laย  jidh dilay .

Wasiirka ayaa war bixintaas ku tilmaamay mid been abuur ah isla markaana waxaa uu sheegay in Somaliland ay si fiican ย ula dhaqantey maxabiistii kuwii dhawaca ahaana ayย  ku daaweysay meeshii lagu daaweynaayey ciidankii Somaliland ee dhaawaca ahaa……... Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker