Daawo:-Gudomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Ka Hadlay Colaada Deeganka Dhumay Ee Gobalka Sool Iyo Sida Uu U Arko Gogosha Nabadaynta Ee Jigjiga Loo Rararay.
Hargaysa-(OWN)-Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Oo ka jawaabeyey Su,aal uu xildhibaan weydiiyeyย oo aheyd gogasha nabadeed ee Jig jiga loo dhigay beelihii ku dagaalamay Koonfurta Gobalka Sool ayaa si kulul uga jawaabey
Gudoomiyaha ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan ka guurtiย ahaan meel kasta oo lagu xalinaayo arintaas baddaย dusheeda na hadii laga dhigo…………….. Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Warkan