Qoraa Siciid Jaamac Xuseen oo Geeriyooday

Alle Ha u Naxariiste Waxa Magalada London ee Cariga Ingiriiska ku Geeriyooday Qoraa  Siciid Jaamac Xuseen  oo mudooyinkii u dambeeyaayba Xanuun Haleelay u Jiifay .

Marxuumka ayaa ahaa Qoraa aad ugu Xeel dheer Dhaqanka Somaliga Waxanu dhirigalin Siin Jiray Dhalinyarada

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker