Daawo:-Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki Oo Difaacay Wax Ka Badalka Xeerka Booliska Somaliland.
Hargaysa-(OWN)-Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaanaย ah gudoomiyahaย ย guddida ee arimaha gudaha ee golaha wakiilada ayaa waxaa uu difaacay wax ka bedel-ka lagu sameynaayo xeerka Booliska Somaliland
Xildhibaanka ayaa waxaa uu kaย waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalo xalay ka soo yeedhay gudoomiyaha xarunta xaquuqul iinsanka Somaliland………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan