Daawo: Xildhibaanada Gobolka Awdal ku Matala Labada Gole Ee Somaliland Oo dhamaantood iska Xaadiriyay Borama
Daawo: Xildhibaanada Gobolka Awdal ku Matala Labada Gole Ee Somaliland Oo Borama soo Gaadhay.Xildhibaanadan oo Indhawaaleba ay Dulhoganaysay Canaan aad u Badan oo La Xidhiidh Kiiska Saami qaybsiga ayaa Ugu Dambayntii Iska Xaadiriyay Deegaanada ay Matalaan ee Awdal iyo Salal