Daawo:- Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Sheegay In Degaankiisa Puntland La Wareegtay,Xukumadda Muuse Biixina U Fududeysay.

Hargaysa-(OWN)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in Gobolada Bariga ay la wareegtay Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Xildhibaanka ayaa sida oo kale sheegay kuna eedeeyay in Xukuumadda Madaxweyne Biixi ay u fududaysay Puntland la wareegidda deegaankiisa, Xildhibaanka ayaa sida oo kale waxa uu ka hadlay isku shaandhayntii uu dhawaan sameeyay Madaxweyne Biixi,,,,,,,,………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker